Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Oo Xallisay Cabasho La Xiriirtay Shuruudaha Rukhsadaha Isgaarsiinta “SAWIRRO”
WAR_MURTIYEED KULAN GAAR AH : Arrimaha Shuruudaha Rukhsadaha Isgaarsiinta Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay ...
















