Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Wada xaajoodka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka Ee Arrimaha Doorashooyinka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay ...
















