Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Tirada Soomaalida dalka India ku nool ee laga helay COVID-19 oo gaartay lix qof

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Tirada dadka qaba COVID-19 ee Caalamka oo Shan milyan kor u dhaafay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaalida ku nool dalka India ee uu xanuunka safmarka ee COVID-19 uu ku dhacay tan iyo inta la ogyahay waxa ay gaartay ilaa 6 ruux, waxayna ku nool yihiin magaalooyinka Hyderabad iyo New Delhi mana jiraan wax dhimasho ah oo uu xanuunku ku keenay dadka Soomaaliyeed ee ku nool India sido kale waxa xanuunka kasoo kabtay labo ruux.

Xaaladaha xanuunka COVID-19 ee India ayaa kor u kacday ilaa 24kii saac ee lasoo dhaafay waxaana dalka laga diiwan galiyay 9,983 qof guud ahaan tirada kiisaska ayaa noqonaya (256,611)

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Tirada dhimashada cusub ayaa noqoneysa 1,700 guud ahaana dalka waxa ay gaareysaa 7,200 qof

Xalada soo kabashada ayaa dalku waa 124,094

Magaalooyinka ugu daran xanuunka ee sida aad ka ah ugu faafay waxa hadda ugu hore magalada caasimada ah New Delhi iyo magalada ganacsiga Mumbai

New Delhi waxa hadda lagu wada Hoteelada qaar in loo wareejiyo Isbitaalo iyo xarmo caafimaad si dadku ay u helaan daryeel caafimafa dadka lageenayo sariiraha hotelada ayaa waxa ay noqon doonaan kuwa sugaya in ay maraan tijaabooyinka caafimaad ka ee la soo kabashada xanuunka.

Previous Post

Cudurka Corona dadka uu ku dhacay oo ka sara maratay 7 milyan

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo tababar u furay garsoorayaal cusub

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka oo xariga ka jaray Xarumaha Maxkamadaha Degmooyinka Xamarweyne iyo Hodan

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo tababar u furay garsoorayaal cusub

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In