Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka warbixiyey guulaha ciidamada amaanka ee Galmudug.
Wasiirka wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa'id xalay ku qabtay Galkacyo ayaana ka warbixiyay guulihii laga gaaray ...
Wasiirka wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa'id xalay ku qabtay Galkacyo ayaana ka warbixiyay guulihii laga gaaray ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug ...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta guud ahaan dalka laga helay 85-kiis oo cudurka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo mudo bil ku dhow kormeer shaqo ku marayay Xarumaha Ciidanka ...
Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga 7-aad labada aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya. ...
Ciidamada Jabuuti ee Hiil-walaal ee ku sugan magaalada Dhusamareb qaybna ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta xusay musaabada 43 guuradii ...
Wasiiru Dawlada Wasaaradda maaliyada Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdiraxiim Macalim oo ay Wehliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaradda Amniga Burhan ismaaciil Xirsi, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho