Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga oo Wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay agabka ka horagga COVID-19 “SAWIRRO”
Dowladda aynu Walaaha nahay ee Turkiga ayaa agab loogu talagalay ka hortagga COVID-19 soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Diyaaraddii siday shixnadda ...
















