Madaxweye Farmaajo oo fogaan arag uga qeyb galay shirka Tallaalka Adduunka oo ay martigelisay UK
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan ...
















