Wasiirka Ganacsiga oo la shiray guddiga horumarinta wax soo saarka
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta shir muuqaal arag ah (Video Conference), ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta shir muuqaal arag ah (Video Conference), ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...
Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa goordhaw qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed ...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowlad gobaleedka Galmudug Axmed shire falagle oo ay wehliyeen howlwadeeno Ka tirsan wasaaradda ayaa ...
Agaasimaha guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta furay Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha iyo ...
Diyaaradda Daallo ayaa maanta markii shanaad keentay muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada Sacuudi Cariba kuwaa oo ka koobnaa 15 Haween ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa shir-gudoomiyay kulanka degmooyinka ee Maamulka Gobolka Banaadir, ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-saac ee lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga ...
Mashiinadaan neef Caawiyayaasha ah oo gaaraya 20 xabo ayaa hey’adda Caalamiga ah ee socdaalka dunid IOM waxaa ay ku wareejisay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho