Taliyaha Booliiska Oo Ku Baaqay In Laga Wada Qeyb Qaato Dhaqan Gelinta Bandowga Caawa Muqdisho Ka Bilaabmay
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa ku celiyay in magaalada Muqdisho uu ka dhaqan gelayo bandow ...
















