Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo beeniyay warar laga faafiyay
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranku ayaa bulshada Soomaliyeed u xaqiijiyay in wararka beenta ee lagu sheegay in gudigu ku ...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranku ayaa bulshada Soomaliyeed u xaqiijiyay in wararka beenta ee lagu sheegay in gudigu ku ...
Kulankan oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha ...
Maamulka Hano Academy iyo ardayda machadka ayaa soo saaray ku dhawaad saddex kun oo ah face mask oo la isaga ...
Deegaanka Laasa Cadale, oo qiyaastii 20km dhanka bari kaga toosan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa laga hirgeliyay ceel biyoodkii ugu horeeyay, ...
Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha degmada Warsheekh, ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa lagu hakiyay dalxiiskii lagu tagi jirey magaalo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM way ka war hayaan sheegashada saxaafadda qaar oo taageero u ah Alshabaab ...
Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo maleeshiyaadka argagaxisada ku aaseen miinooyin aad u ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda ...
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen seddax qof oo kamid ah dadkii uu gudaha dalka ku helay cudurka COVID-19, taas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho