Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Gaalkacyo iyo Afmadow Geysay Qalab Caafimaad Oo Lagula Tacaalayo COVID-19 “SAWIRRO”
Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xanta ...
















