Doorashada Madaxweynaha Burundi oo ka socta dalkaas
Dadka Reer Burundi ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya madaxweyne cusub oo beddala madaxweyne Pierre Nkurunziza, oo xukunka hayay muddo ...
Dadka Reer Burundi ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya madaxweyne cusub oo beddala madaxweyne Pierre Nkurunziza, oo xukunka hayay muddo ...
Wabiga Shabeelle ee mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu fatahaad ka sameeyay degmada Mahadaay iyo ...
Masuuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa billaabay dadaallo dib loogu dayactirayo layrarka cadceeda ku shaqeeya ee Solar-ka kuwaas oo aan dayactir ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19 oo ah ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa caawa ka hadlay go'aan maanta kasoo baxay maxkamadda ...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa looga hadlay kiisas ku aadan ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ...
Dadka danyarta ah iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa si wadajir ah uga cabanaya saameynta cudurka safmarka ah ee COVID 19 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho