Dowladda Soomaaliya oo agab loogu talagalay ka hortagga COVID-19 ka guddoontay dowladda Qatar “SAWIRRO”
Diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Qatar islamarkaana sidday qalabka looga hortago faafitaanka cudurka COVID 19 ayaa galabta soo cagadhigatay ...















