Dowladda federaalka Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii gudaha dalka.
Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in laga billaabo Axadda berrito ah la hakin doono dhamaan ...
Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in laga billaabo Axadda berrito ah la hakin doono dhamaan ...
Laba xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo ka dhacday degaanka Buulo Fullaay ...
Tirada la xaqiijiyay in laga helay Viruska Corona ee gudaha dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo kiis ...
Agaasimaha Guud ee ururka caafimaadka adduunka WHO Tedros Adanom ayaa shaaca ka qaaday in 45 dal oo dunida ah ay ...
Wasaaradda caafimaadka Federaal iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa maanta kulan ka yeeshay sidii dib u eegis lagu sameeyn lahaa ...
kulankaan oo ahaa mid bulshada looga wacyi galinayay khatarta cudurka covid 19, sidoo kalana xariga looga jarayay xarun caafimaad oo ...
Madaxweynaha Dawladda Masar Abdulfatax Al-Siisi ayaa lagu karantiilay goob gaar ah oo caafimaadkeeda aad loo hubiyay, waxaana arrintaas keenay saamaynta ...
Dhageystayaasheenna sharafta leh ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda COVID-19 ee Radio Muqdisho oo maanta aan ku eegeyno xaaladihii ugu dambeeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho