Dowladda Qatar oo soo dhaweysay deyn-cafinta Soomaaliya
Dowladda Qadar ayaa soo dhoweysay go'aanka Hay'adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ee la xiriiray arrimaha deyn cafinta Soomaaliya, si ...
Dowladda Qadar ayaa soo dhoweysay go'aanka Hay'adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ee la xiriiray arrimaha deyn cafinta Soomaaliya, si ...
Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn ...
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta shaacisay in xaalad kale oo labaad oo Cudur COVID-19 ah laga ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha maanta laga gaaray dayn cafinta in ay ku timid ...
Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada ...
Ciidanka xoogga dalka ayaa degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18 KM ujira magaalada Baydhabo ku dilay 12 maleeshiyaad ka tirsan argagixisada ...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa ka warbixisay ahmiyadda shir looga hadlayay ka hortagga cudurka Caronavirus ...
Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xuukamadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Aadan Dhubow ayaa maanta ka qeyb galay kulan ...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho