Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameeyeen degaanka Jannaale ayaa gacanta Ku soo dhigay qabtay horjoogihii Canshuuraha maleeshiyaadka Al-shabaab ...
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameeyeen degaanka Jannaale ayaa gacanta Ku soo dhigay qabtay horjoogihii Canshuuraha maleeshiyaadka Al-shabaab ...
Muqdisho (RM): Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo Diyaar-garoowga ka Hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo ...
Ciidamada booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka ku guuleystay Inay gacanta Kusoo dhigaan Jaakad Nooca Qaraxyada loo ...
Muqdisho (RadioMuqdisho): Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ...
Barnaamijka Faaqidaadda wararka oo subax kasta ka bax Radio Muqdisho xilliga warka kaddib ayaa lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu xiisaha ...
Safaaradda Soomaaliya ee Switzerland ayaa si rasmi ah u billaawday in Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda Geneva ee dalkaasi ...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed, Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed “Lafta gareen” Safiirka Britain ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Howlgalo baaritaanno ah oo ay degaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ay ka sameeyeen ciidamadda Kumaandooska xoogga dalka ayaa waxay kusoo qabteen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho