Ciidamada Xoogga Dalka oo degaano hoostaga Baardheere kasameeyay howlgal maleeshiyaad argagixisada ka tirsan lagu laayay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab kasameyeen degaanka Raydab oo qiyaastii 40Km dhanka waqooyi ...