Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiyada Arrimaha Bulshada iyo Gaadiidka Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo Qaadka laga keeno dalalka deriska ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Guddiyada Arrimaha Bulshada iyo Gaadiidka Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo Qaadka laga keeno dalalka deriska ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Mahad Cabdalla Cawad,waxaa ka qeyb galay guddiyada Arrimaha Bulshada,Gaadiidka iyo Maaliyadda ee Golaha Shacabka.

Ajendaha Kulanka waxa uu ahaa saameynta iyo Khatarta Cudurka Coronavirus uu ku yeelan karo dalkeena,maadaamaa kiisas cudurkaas ka mid ah laga helay dalalka Kenya iyo Ethiopia oo labadaba deris la ah Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha Guddiga arrimaha Bulshada ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cali Jowhar ayaa ku baaqay in Shacabka looga baahan yahay taxadar Badan oo ay ka mid tahay in gebi ahaanba la joojiyo Qaadka dalka ka soo galaya dalalka deriska ah.

Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Kulanka ka qeyb galay ayaa sidoo kale ku baaqay in la Joojiyo wax walba oo dadka Soomaaliyeed dhibaato u keeni Kara.

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in maadaama ay jirto cabsi laga qabo cudurka Coronovirus-ka, islamarkaana kiisas ka mid ah laga helay dalalka deriska la ah Soomaaliya lagama maarmaan ay tahay in gebi ahaanba la hakiyo Qaadka ka yimaada dalalka deriska nala ah inta laga hubinaayo saameynta khatarta wadata ee uu bulshada Soomaaliyeed ku yaalan  karo,wuxuuna laanta fulinta ka codsaday in ay si deg deg ah talaabo u qaado.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Hoggaanka AMISOM kala wareegay Xarun muhiim ah

Next Post

Duqa Muqdisho oo Taliska AMISOM kala wareegay xarunta bukaan socod eegto ah “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo Taliska AMISOM kala wareegay xarunta bukaan socod eegto ah “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo Taliska AMISOM kala wareegay xarunta bukaan socod eegto ah “SAWIRRO”

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In