Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo qabatay shir looga hadlayo fulinta mashaariic horumarieed “SAWIRRO”
Kulankan oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha ...
















