DAAWO: Dowladda oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay warbixintii ugu dambeysay ee xaaladda COVID-19 ee dalka
Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka. ...
















