Hirshabeellee oo ka hadashay halka uu marayo wacyi-gelinta dastuurka
Wasiiru Dowlaha arrimaha dastuurka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle mudane; Saaddaq Muqtaar Cabdulle, ayaa sheegay in uu meel wanaagsan u marayo ...
Wasiiru Dowlaha arrimaha dastuurka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle mudane; Saaddaq Muqtaar Cabdulle, ayaa sheegay in uu meel wanaagsan u marayo ...
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dalka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha ...
Janaraal Saalax Yacquub, oo ah abaanduulaha qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ciidanku dileen 8 kamid ...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo gobolka Shabellada hoose ka bilaabay dhaqdhaqaaq cadawga looga xoreynayo degaannada ay kaga suganyihiin gobolkaas. Deegaanka ...
Safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjie Qin Jian ayaa sheegay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan, ...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shir wadatashi ah oo ku saabsan ka diyaar garoowga cudurka Korona Virus la qaadatay deeq bixiyayaasha, ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa qaabiley Mudane Marius Rauh, Madaxa iskaashiga ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa goordhaw gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed ...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka Barqo ee Radio Muqdisho oo xilligaan oo kale 11:00AM aad dhageysataan. Akhriye: Seyd ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho