Bangiga aduunka oo ku dhawaaqay in Soomaaliya bixisay dayntii uu ku lahaa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bixisay lacagihii Hey'adda Horumarinta Caalamiga ah ay ku laheed Soomaaliya si loo dhameystiro soo celinta xiriirka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bixisay lacagihii Hey'adda Horumarinta Caalamiga ah ay ku laheed Soomaaliya si loo dhameystiro soo celinta xiriirka ...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Booliska ee Degmada Dhuusamareb. Mudane Ciid ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali ...
Kulan maanta ay yeesheen guddiyada dib u eegista iyo la socodka dastuuka iyo golaha Xukuumadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle oo ka ...
Deeqdan oo Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ay gaarsiiyeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa isuga jirta raashiin bur, bariis, saliid, xoolo ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee kumaandooska Soomaaliya kuwaaso qaabeen doono maamulka iyo saadka guutada DANAB oo ay tababar ...
Dhismaha Masjidka Taariikhiga ah ee Jaamac Shangaani waxaa la hirgaliyay 800-Sano ka hor sida ay sheegeen culumada iyo odeyaasha Degmada ...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan , Cali Maxamed Carraale ayaa Dhagax dhigay Isbitaal looga tala galay Hooyada iyo Dhallaanka oo dhowaan laga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho