Madaxweynaha Galmudug oo si diiran usoo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf “Sawirro”.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) ayaa Duleedka Deegaanka Godinlabe si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore Dowlad ...
















