Xukuumadda Soomaaliya oo Toddobaadka Xorriyadda xarigga ka jareysa Mashaariic horumarineed.
Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada xorriyadda iy midnimada oo ay dhinac taagnaayeen guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Maareeyaha Wakaaladda dhismaha Qaranka ...
















