Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay tallooyin ku socoto waalidiinta iyo ardayda
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tallooyin caafimaad oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasi oo la ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tallooyin caafimaad oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasi oo la ...
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in la joojiyey duulimaadyada Caalamiga ah ee yimaadda ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee Corono Virus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo hadda goob ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa toban sano kadib Hogaanka AMISOM ee ...
Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Mahad Cabdalla Cawad,waxaa ka qeyb ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhowr iyo toban sano kadib hoggaanka ...
Taliska Ciidanka qeybta 27-aad ayaa ku baxay shaqaaqo dhawaan sababtay dil oo ka dhacaday degaano ku dhow xadka Gobolka Hiiraan ...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS iyo hay'adda dhinaca horumarinta u qaabbilsan Talyaaniga, ayaa si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho