Gudoomiyaha arimaha bulshada Gobolka Banaadir oo booqatay xarunta loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo rito Cudurka COVID19
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran ...















