Dowladda oo ciidamo la dagaallama Al-Shabaab ku daabushay Gedo
Dowlada Federalka Soomaaliya dadaal uga jirta sidii guud ahaan Goballada dalka looga sifeyn lahaa Argagaxisada Al-Shabaab ayaa ciidamado geysay degmooyin ...
Dowlada Federalka Soomaaliya dadaal uga jirta sidii guud ahaan Goballada dalka looga sifeyn lahaa Argagaxisada Al-Shabaab ayaa ciidamado geysay degmooyin ...
Banaanbax lagu dalbanayo joojinta dagaal beeleed ka socda galbeedka magaalada Kismaayo oo ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada ayaa ka dhacay ...
Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay faragalinta siyaasadeed iyo midda amni ee dowladda Kenya ay ka waddo gudaha dalka. ...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta booqday Safaaradda dowladda Shiinaha ay ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guddi ka kooban qaar ka mid ah hay’adaha dowladda, kuwaasi oo ka shaqeyn doona ka ...
Waxaa wax lagu farxo ah in Wasaaraddeenna Caafimaadka u jihaysato ka hortagga Viraska loo caalwaayay ee dunida faraha ba’an ku ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay mar kale ay warqad u direen madaxda Isbitaalka ...
Ardayda Afrikaanka ee ku xayirmay cudurka Corona virus ee ka dillaacay magalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa dalbaday in loo ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya ...
Kulan qarsoodi ahaa oo looga hadlayay arrimaha Iiraan iyo sidii loo heli lahaa heshiis aan dagaal ku salays-nayn, deggenaansho iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho