Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Yemen siyaabaha iskaashi wadaagga labada dal “SAWIRRO”
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ...















