Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo sheegay inuu furayo madal wada hadal si loo qanciyo cidii tabasho qabta
Madaxweynaha maanta la doortay ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoor-qoor" oo galabta bixiyay waraysi gaar ah ayaa sheegay ...
















