Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Weriye Cabdullaahi Maxamed Faarax oo lagu afduubtay gudaha magaalada Baraawe

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Shabeellada hoose oo maanta booqanaya Baraawe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Weriye Cabdullaahi Maxamed Faarax oo ka tirsan shaqaalaha Radio Kulmiye ayaa lagu afduubtay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo weriyuhu uu u tegay howlo shaqo, illaa hadana lama oga halka lala aaday.

Weriye Cabdullaahi ayaa waxaa lagala baxay Hotel uu ka deganaa bartamaha magaalada, waxaana ka xeysatay koox hubeysan oo ilaa hadda aan la aqoonsan cidda ay ka tirsanyihiin.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Weriyaal ku sugan Baraawe iyo xubno ka tirsan qoyska Wariyaha la qafaashay ayaa noo xaqiijiyey afduubka Weriyaha, waxaana socda dadaalo ay wadaan hey’adaha ammaanka ee magaalada Baraawe, maamulka Idaacadda Kulmiye iyo ehelka Weriyaha oo is-kaashanaya, si loo soo badbaadiyo Weriye Cabdullaahi Maxamed Faarax.

Muddooyinkii dambe waxaa jiray hanjabaado weriyaha uga imaanayey ururka Al-Shabaab, waxaana loo maleynayaa in kooxda afduubatay ay xiriir la leedahay Al-Shabaab.

Previous Post

Cali Daahir Ciid oo Ku guuleystay Dorashadii Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre “Rajada Shacabka Galmudug Waa Midnimo iyo Horumar”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre “Rajada Shacabka Galmudug Waa Midnimo iyo Horumar”

Ra’iisul Wasaare Khayre “Rajada Shacabka Galmudug Waa Midnimo iyo Horumar”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In