Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo dib ugu laabtay magaalada Beledweyne
Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ...
Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ...
Wasaaradda Cafimadka XFS ayaa sheegtay in ay karantiileen muwaadin Soomaaliyeed oo dhinac maray habraaca lagu hubiyo caafimaadka dadka ka yimaado ...
Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska, Nadine Dorries ayaa sheegtay in laga helay xanuunka karoona, cudurkaasi oo haatan laga daweynayo. Ms. ...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jilible hayre ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in biyo la’aan daran ay ka jirto deegaanka ...
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan guddoomiyaha guddiga Arrimaha Bulshada iyo ...
Galabta 10-ka Maarso, 2020. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka ayaa weerar cirka ka sameeyey agagaarka magaalada ...
Wasaaradda dekadaha, Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dekadda Muqdisho oo iska kaashanaya siddii looga hor-tagi lahaa Cudurka karoona ...
Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda Nabad sugida iyo SIrdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in Horjoogaha Kooxda Alshabaab Axmed ...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu Magacaabay Maamulka Magaaladda Dhusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho