Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah ...
Waxaa goordhaw Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka kicitintay diyaarad milatari oo ay inoo soo dirtay dowlada aan ...
Shirkii Islaamka ee 12-aad ee maalmahan ka socday magaalada Kampala oo ay ka qayb galayeen culumaa'udiin Soomaaliyeed oo caan ka ...
16 ka mid ah dadkii ay dhawacyadii culus ka soo gaareen qaraxa oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u ...
Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethopia Md.Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka warbixiyey Xaalada Dhaawacyadii Waxyeelada Kasoo gaartay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Gurmad ka ...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu ...
Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay ...
Dhageyso: Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho, caawa oo ay Taariikhdu tahay, 28-12-2019. Hoos ka Dhageyso:

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho