Dhageyso:-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan qaraxii maanta ka dhacay Ex-control Afgooye.
Dhageyso:-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u Gurmashada dadkii ku wax yeeloobay, qaraxii maanta ka dhacay Ex-control Afgooye, waxaana wada ...
Dhageyso:-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u Gurmashada dadkii ku wax yeeloobay, qaraxii maanta ka dhacay Ex-control Afgooye, waxaana wada ...
Guddiga Gurmadka qaraxii saaka ka dhacay Ex-control Afgooye, ayaa soo bandhigay xog hor dhac ah oo ku saabsan, Tiradda dhismashada ...
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa caawa booqday dhaawacyada dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay qaraxii ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ay wehliyeen Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Qorsheynta, Warfaafinta, ...
Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal, ...
Dawladda Turkiga ayaa gargaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya, kadib dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay qaraxii maanta ka ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Bulshada waxaa uu ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay qaraxii ...
Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho waxa uu gilgilay qaluubta bulshada Soomaaliyeed, dad badan oo aan waxba galabsan ayay argagixisadu ku ...
Kumanaan ka mida Bulshada Soomaaliyeed ee isticmaasha nuucyada kala duwan ee baraha Internetka ayaa si kulul ugu soo bandhigay Mareegahooda ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Maamulka Puntland wuxuu uga tacsiyeynayaa shacabka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho