Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Agaasimeyaasha iyo Tifaftirayaasha Warbaahinta dowladda iyo kuwa Madaxa bannaan
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Agaasimeyaasha iyo Tifatirayaasha Warbaahinta dowladda ...















