The first-ever Global Refugee Forum in Geneva is a chance for the world to build a “more equitable response” to ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gaaray Switzerland ayaa maanta magaalada Geneva uga qayb galay ...
Tababar ku saabsan qormada Raadiyaha iyo Telefishinka oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SWJ oo uu fududeeyay ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdi Waare aaa maanta kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Hirshabeelle Saraakiisha ciidamada Amisom ee ...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maant la wareegtay Iskuulada Al-macaarif iyo Al-mathal oo markii ...
Iskuulada Al-macaarif iyo Al-Mathal markii horana la isku dhihi jiray 2-ka October oo ku yaala Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ...
Dood wadaagan oo ay soo qaban qaabiyeen Ruggta Qorayaasha Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa waxaa uu halku dhigiisa ahaa fagaaro ...
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Guuto Maxamed Cali Bariise ayaa booqday fariisimaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ay ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu daabacay baraha bulshada, kaasi oo ku saabsana Taliyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho