Xulka Qaranka Soomaaliya oo aad loo amaanay guulahii ay kasoo hooyeen koobkii Cecafa Cup ee Kampala “SAWIRRO”
Xulka Qarankeena Soomaaliya oo ka qayb galayay koobka bariga iyo bartama Afrika oo sanadkan ka dhacayay dalka Uganda caasimadiisa Kampala ...
















