Maamulka Degmada Mahadaay oo codsaday in kaalmo lala soo gaaro dadka uu saameeyay fatahaadda Webiga Shabeelle
Maamulka Degmada Mahaday ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in ay cudurro ka dhasheen fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara tuulooyimka ...














