Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka badiyay dhigooda Burundi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka badiyay dhigooda Burundi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulkeena Qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday dhigooda dalka Burundi kulan ka tirsan tartanka bariga iyo bartamaha Cecafa Senior Challange Cup.

Cayaarta oo ahayd mid weerar iyo weerar celis ayaa cayaartoyda Xulka Qaranka waxa ay soo bandhigeen cayaar aad loo jecleystay, taasi oo ay aad ugu riyaaqeen dhamaan taageerayaasha Soomaaliyeed ee kala yimid qaar ka mid ah Dalalka Qaaradda Afrika iyo Ameerika.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Qeybtii hore cayaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaamineysay Soomaaliya,

Cayaartooyda ayaa sidoo kale qeybtii labaad ee cayaarta markii la isku soo noqday waxa ay soo bandhigeen dar dar xoogan, waxaana ugu dambeyn ay cayaarta ku soo idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Xulka Qaranka Soomaaliya

Xiddigaha Ocean Stars oo intooda badan laga keenay dalka dibaddiisa, halka afar cayaartoy laga waday horyaalka Somali Premier League, ayaa muujineysa in sanadkan xulka si aad ah loo adkeyay.

Soomaaliya waxa ay haatan heysataa 4 dhibcood, saddex kulan oo ay cayaartay, waxaana ay u baahantahay inay guul ka gaarto kulanka ay la cayaarayaan dhigooda dalka Eritrea.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Dalka Qatar ugu qeyb galaya shirka Madasha Doxa

Next Post

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la balaarinayo

Next Post
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo isbadal ku sameeyay qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxyaha wasaaraddaasi

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la balaarinayo

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In