Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida oo ka furmay dalka Jabuuti
Madasha aragti wadaagga Soomaalida oo uu soo qaban qaabiyay Machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaa goordhaw ka furmay Guriga Ummadda ...
Madasha aragti wadaagga Soomaalida oo uu soo qaban qaabiyay Machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaa goordhaw ka furmay Guriga Ummadda ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ...
Wararka ka imaanaya deegaanka Hosingow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab khasaare xooggan la gaarsiiyay kadib ...
Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo ...
Ciidamada Amaanka Dhusamareb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku soo dhigaan Waxyaabaha Qarxa kuwaas oo ku diyaarsanaa Meel lagu aqriyey. ...
Kulanka Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaa Ajebndihiisa ugu horeeya uu ahaa ...
Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu gorfeynayo isu soo dhoweynta ...
Waa madal ugaar ah haweenka oo ay kaga arrinsanayaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada, maadama ay dalka doorasho kadhacayso horaanta ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayreayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa. Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho