Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee Eng. Yariisoow oo sheegay in aaska Marxuumka uu dib dhac ku yimid.
Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas ...
Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas ...
Tan iyo markii Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaliya ay horumarin iyo dib u habeyn ballaaran ku sameysay hannaanka maamul-maaliyadeed ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; C/casiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ), ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho , si ...
Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Xasan Cumar, ayaa faah-faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha qaban-qaabada aaska Qaran ee Maanta ...
Allah u naxariistee Gudoomiyihii gobolka Banaadir Ing. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow meydkiisa ayaa lagu wadaa in lakeeno magaalada Muqdisho. Masuuliyiin ...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyey shirka amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka ...
Masuuliyiinta ka qeyb galay kulankaan ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Mudane C/raxmaan Cali Diiriye Isxal, ...
Maamulka Soomaliland ayaa Maxaabiis Maanta ku wareejiyay Dowlad goboleedka Galmudug kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyada Soomaliland. 19 ka mid ah ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dawo gaarsiiyay isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho