Agaasinka W/faafinta Madaxtooyada Qaranka oo ka hadlay cabashada hooyo Soomaaliyeed oo lagu baahiyay baraha bulshada
Agaasimaha warfaafinta iyo xiriirka warbaahinta Madaxtooyada qaranka mudane C/nuur Maxamed Axmed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook kaga hadlay, ...
















