Wasaarada Haweenka XFS oo ka tacsiyeysay geerida Agaasime Bile Ismaaciil Diiriye Suleyman.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay la murugooneysaa ...















