Safiya Khaalid oo ku guuleysatay Golaha deegaanka gobol kamid ah Mareykanka ayaa u mahadcelisay dadkii garabka siiyey
Safiya Khaalid ayaa noqotay Gabadhii ugu horraysay ee ka mid noqatay Golaha deegaanka Magaalada Lewiston Gobolka Maine ee dalka Maraykanka ...
















