Xildhibaannada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sharciga Tirakoobka Qaranka
Kalfadhiga 6-aad kulankiisa 5-aad ee Mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ...
















