Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-Gallada Argagaxisada Dalka Looga Saarayo+Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo xerada tababarka Gen. Gordan iyo Kulyadda Jaalla Siyaad ku ...
















