Gudigga qaban qaabada Doorashadda Galmudug oo soo dhaweyn loogu sameeyey Dhuusamareeb
Munaasabad lagu soo dhaweynayey Gudigga qaban qaabada Doorashadda Galmudug oo shalay magaalada Dhuusamareeb gaaray ayaa xalay lagu qabtay magaaladaas. Munaasabadda ...
















