Dhageyso Warka Suba
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 18.04.2019 Warka waxaa ...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 18.04.2019 Warka waxaa ...
Weeneynta xuska maalinta dhir beerista Qaranka Soomaaliyeed oo ku beegan 17 April iyo daahfurka Olale dalka oo dhan loogu beerayo ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo maanta ka qayb galay xuska maalinta dhirta ...
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee heer federal iyo Wasaaraddaha Boostada ...
Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakiya Xuseen Axmed oo la hadashay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ...
Golaha Aqalka sare BFS ayaa yeeshay kal-fadhiga 5aad kulankiisa 3aad, ajandahana waxa uu ahaa Dhagaysiga warbixinta guddiga la socodka iyo ...
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka ...
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibeyaal ah, kuwaasi oo muddo ku xirnaa Xabsiyada dalka ...
Gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay gobolka Sh/Hoose Ibraahin Aadan Cali "Najax" oo wareysi siiyay Radio Muqdisho isagoo ku sugan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho