Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ๐๐-๐๐๐ ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka ...
















