Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku wajahan Dhuusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmdug waxaa ku wajahan saaka Wasiirka Arriamaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmdug waxaa ku wajahan saaka Wasiirka Arriamaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ...
Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxweyne Waare, Madaxa fulinta Galmudug Sheekh Shaakir iyo xubno kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan ...
Guddigga Qorsheynta, Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Shacabka ayaa shalay oo 14-kii bishan ah u tegay safar shaqo magaalada Kigali, ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta si rasmi ah magaalada ...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Wefdi ka socda hey’adda IOM iyo ...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kormeeray dhismayaasha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada ...
Wasaaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan dal ku galka xajka lagu bixin doono qaab electronic ah ...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xariga ka jaray qeyb ka mid ah Xarunta Akademiyada, ...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Maamulka Hir-shabeele Maxamed Cabdi Waare , ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Dowlad ...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, mudane; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanTodobaadle ah oo looga hadlayay dib u habaynta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho