Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta XFS ooMagaalada Kigali ee dalka Rwanda uga qeyb galay Aqoon-Isweydaarsiku saabsanaa falanqeynta Sahanka Caafimaadka iyo Macluumaadka dadka Soomaaliyeed.
Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta ugu soo Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ...
















