Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahiyay howl-gal lagu soo xiray Eedeysane C/rashiid Xassan Nuur ‘Janan’
Sarreeye guuto Sakiya Xuseen Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska soomaaliyeed ayaa faah faahin kooban ka bixisay howlgal ciidamada amaanka soomaaliya ...
















